Doorashada kuraas ka banaan Golaha shacabka oo ka socota Magaalada Baydhabo

Waxaa ka socota maanta magaalada Baydhabo doorashada labo kursi oo ka mid ah kuraas ka banaan Golaha Shacabka Soomaaliya, kuwaasoo laga soo doorto degaanada Maamulka Koonfur Galbeed Somalia. Kursiga koowaad ee maanta la qabanayo ayaa waxaa iska casilay Taliyihii hore ee NISA Xuseen Cismaan Xuseen oo ka mid ahaa musharaxiintii u tartamay Doorashadii madaxweynaha Koonfur … Continue reading Doorashada kuraas ka banaan Golaha shacabka oo ka socota Magaalada Baydhabo